Muwaadiniinta reer Britain ee ku nool dalka Itoobiya oo digniino adag loo jeediyey

Qoraal ka soo baxay xukuumadda UK ayaa lagu sheegay inay rabshado ka dhici karaan magaalada Addis Ababa oo ay ka jiraan isu soo baxyo lagu soo dhawaynayo hoggaamiyeyaasha Ururka Xoreynta Oromada oo maanta soo gaaray dalka Itoobiya. Dalka Britain ayaa muwaadiniintiisa ku sugan dalka Itoobiya uga digay inay tagaan goobaha isu soo baxyada ay ka … Continue reading Muwaadiniinta reer Britain ee ku nool dalka Itoobiya oo digniino adag loo jeediyey